DEG DEG: Ciidamo taabacsan hogaanka Ahlu sunna oo la Wareegay degmada Guriceel

Ciidamo taabacsan hoggaanka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa soo sheegayaa iney la wareegeen degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud sida ay sheegayaan warar halkaas naga soo gaaraya. Ma jirin wax dagaal ah oo ka dhacay halkaas, iyadoo ciidamada Ahlu Sunna ee la wareegay Guriceel ay ka yimaadeen dhanka degaanka Godwiil. Xoogaga Ahlu Sunna ayaa lagu arkayey dhammaan … Continue reading DEG DEG: Ciidamo taabacsan hogaanka Ahlu sunna oo la Wareegay degmada Guriceel